Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

Doorashooyinka maamulka gobalka Bay iyo degmada Baydhaba oo maanta dhacaysa.

Saturday - March 1, 2008

Magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay waxaa maanta ka dhacaya doorashada Guddoomiyaha gobalka Baay iyo kan degmada Baydhaba. Ammaanka magaalada Baydhaba ayaa saaka aad loo adkeeyay iyadoo goob kasta ay taagan yihiin ciidamada Dowlada KMG ah oo kor kala soconaya dhaqdhaqaaqa magaalada.