Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Ra'iisul-wasaare Nuur Cadde oo sheegay inuu wada hadal la furayo Al-shabaab.

Saturday - March 1, 2008

Ra'iisul-wasaaraha Dowlada KMG ah ee Somalia Col. Nuur Xasan Xuseen "Nuur Cadde" ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajiyay inuu wada hadal balaaran la furayo kooxda Al-shabaab ee kamid ah mucaaradka Dowlada KMG ah.