Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

Dayaaradaha Dagaalka Ee Mareykanka Oo Duqeeyey Degmada Dhoobley

Monday - March 3, 2008

 Dhoobley: Wararka naga soo gaaraya degmada dhoobley aya tilmaamaya in xalay degmadaas ay haleeleen gantaalo laga soo gamay dayaaradaha xawliga ku socda oo sida la sheegay ay leeyihiin ciidamada mareykanka, warku waxuu inta ku daraya in dadweynaha halkaas ku nool ay gashay cabsi hor leh oo ay ka baqayaan in duqeynta dayaaradaha ay ku soo noqnoqoto oo dhibaato soo gaarto.