Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Magaalada Gaza ee Falastiin oo Gubaneysa

Tuesday - March 4, 2008

Qatar- Laga bilaabo tan iyo arbacadi la soo dhaafay(27/02/2008) magaalada Gaza waxa ka socda dagaalo ay ku hoobteen shacab u badan caruur iyo dumar, waxaana meydku maraya illa hadda inta la sheegay tiro 120 qof dhaawacana lagu qiyaasay boqolaal, dagaalkas oo ay soo qaadeen ciidamada isra'iil waxaa la sheegay ineyn la kulmin wax iska caabin ah oo kaga yimid dhinaca falastiiniyiinta taaso la ogyahay in dadka Gaza ayen haysan wax hub ah oo ay isaga caabiyaan werarada culus ee uga imaanaya dhinaca isra'iiliinta.