Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 18 April 2024

Fadhi-Ku-Diriryadi Carbeed oo G'oaamo soo Saaray

Wednesday - March 5, 2008

Shir ay ku yeesheen qaahira wasiirada dawladaha carabta( an armchair fighter)  waxay fadhigoodaas ku falaaqeeyeen ajeendooyin lagu gorfeynaayey xaalada cakiran ee ka socota falastiin taaso inta badan wasiiradaas shirka ka soo qayb galay ay muujinayeen hadalo diplomaasiyeed oo horay madaxdaas carabta loga bartay