Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

M/weyne Cabdulhi Yuusuf oo la Wareegay hawlgalinta Ciidamada Itoobiya

Thursday - March 6, 2008

Mogadisho- Warar xog ogaal ahi oo naga soo gaaray xarunta madaxtooyada aya sheegaya in madaxweyne cabdulaahi yuusuf u si toos ah ula wareegay qorshaha hawlgalada dagaal ee ciidamada itoobiya ay ka fulinayaan magalada mogdisho iyo guud ahaan dalka soomaaliya.