Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Qaybo ka Mid ah Wadooyinka Mogdisho oo Xiran

Monday - March 10, 2008

Mogadisho- waxa saaka xiran qaybo ka mid ah wadooyinka mogadisho,iyado ciidamo aad u fara badan oo soomaali ah oo halkaas la soo dhoobay.