Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 16 April 2024

Raisal Wasaare Nuur Cade oo Shir Jaraa'id ku Qabtay Xafiiskiisa

Wednesday - March 12, 2008

Muqdisho - Raysal Wasaaraha Xukuumada soomaaliya Nuur xasan Xuseen (Nuurcade) oo maanta shir jaraa'id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ku faah faahiyay barnaamijka dib u heshiisiinta ee xukuumadiisa , waxuuna sheegay in dib u heshisiinta ay noqoneyso labo nooc,kuwaaso u sheegay in mid u noqonayo dib u heshiisiin dadweynaha soomaaliyeed iyo dibu heshiisiin dawlada iyo kooxha ka soo horjeeda.