Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Shir Lagu Diidanyahay Sunada Nabiga M.( csw) oo Lagu Qabanayo Magaalada Atlanta ee USA

Wednesday - March 12, 2008

Atlanta Gobolka( Gorgia) - Wakaaladaha Wararka ee Mareykanka ayaa labadaan maalmood ee ugu dambeysey qorayey warar ay ku sheegayan in xarakada ama Ururka ' quraaniyiinta' ay shir horay loo arkiin ku qabanayaan magaalada Atlanta Gobolka( Gorgia) ee cariga mareykanka.