Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Dalka IlRaan oo Duqeyn Cirka ah Lala Beegsandoono

Thursday - March 13, 2008

Washintoon- Mudooyinkaan dambe wargesyo ka soo so baxa dalalka Bariga Dhexe iyo Reer Galbedkaba aya tilmaamaya in maamulka madaxweyne Buush ee dalka mareykanka ay qorsheeyeen dagaal cirka ah oo lagu qaado dalka iiraan oo lagu tuhmaayo iney faraha kula jirto farsamada hubka halista ee atoomikada .