Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

Ciidamada Itoobiyaanka oo Deg. Deyniile Galay

Friday - March 14, 2008

Muqdisho- Ciidamada Dawlada Itoobiyaanka ayaa saaka howl gallo ballaaran oo la xariira baaritaano lagu sameeynaayo Degmada Dayniile ee gobolka banaadir, baaritaanadaas oo la sheegay in lagu soo qab qabtay dad farabadan oo falal kharbudaad lagu tuhunsanyahay.

.