Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Wednesday, 24 April 2024

Senator Obaama Oo Ergadi Waawyneyd( super delegate) ee Xisbiga Dimuqaraadiga Oo Xagiisa u Badanaya

Friday - April 11, 2008

US: Sida muuqata Senatorka OBaama bishaan waxuu si isdaba jooga ah horamar ka sameeyey helitaanka xubnaha ergeda waaweyn( super delegate) ee ugu dambeysta kala saara tartamayaasha xisbiga diimuqaraadiga ee u soo baxaya tartanka madaxtinimada xisbiga doorashada bisha nofembar ee soo socota.