Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Ururada Jihaadinta Salafiyada Oo ku Sii Faafaya Bulshada Soomaali Dhexdeeda

Saturday - April 12, 2008

Washintoon DC: war weebkaan u ka soo xigtay agaasima waaxeed oo isr ahaan ka soo jeeda soomaali ahna raga qoraalada iyo tarjumada kala shaqeeya shirkado qandaraasyo ka haysta hayadaha sirdoonka ayaa si aan tifaftirneyn warbixin gaaban u siyey qorayaasha webkaan mid ka mid ah, waxuuna tilmaamay in dawladda mareykanka ay si xoog leh u daneyneyso dhaqdhaqaaqyo cusub oo ka soo abaabulmaya bulshada soomaali dhexdeeda.