Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Nin Madow Oo Laga Yaabo Inu Hogaanka u Qabto Dalka Talyaaniga

Wednesday - April 16, 2008

Italya- Roma : Baarlamaanka cusub ee dhawaan laga soo doortay dalka talyaaniga ayaa ka mid noqday nin madow oo aslkiisa ka soo jeeda dalka Koongo Barasavil, waxaana aad ugu farxay guushiisa dadweynihii taageersana oo mawadaniin cadan ah u badnaa.