Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 29 March 2024

Nuur Cade Iyo Maxamed Dheere Oo Murankoodii Heshiis Lagu Soo Gabagabeeyey

Thursday - April 17, 2008

Mogadisho: Muddo ayaa ka dhex socotay muran, xagxagasho iyo iskhilaaf aragtiyeed labada masuul ee kala ah Nuur cade iyo Maxamed Dheere , labadaas oo ah laf dhabarka dawladda u madaxa u yahay mudane Cabdulaahi Yuusuf ayaa in badan iskhilaafkooda ifka u soo baxay oo hawlaha maamul socodka dawlada saameyn ku yeeshay.