Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 28 March 2024

Shacabkii Puntlaand Oo Gaajo La Calaacalaya

Saturday - April 19, 2008

Garowe: Warar is daba socda oo ka soo yeeraya magaalooyinka puntlaand sida garowe, galkacyo, bosaaso iyo degmooyinka ku harereysan goboladaas oo dhan ayaa laga soo deyrinaya in ay ka dilaacday gaajo xun iyo cuduro ay keentay nafaqo darada cunta yarida .