Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

"Hargeysa Waxa Meel Loogu Xiray Haraadigii Faqashta" Sidaa Waxa Yiri General Jaamac M. Qaalib

Wednesday - May 28, 2008

Asmara : Xigasho wargeyska " Geeska Afrika" Guddoomiye ku xigeenka  Isbahaysiga dib u xoraynta Somaliya ee uu fadhigiisu yahay magaalada Asmara ee wadanka Ereteriya Gen. Jaamac Maxamed Qaalib (Jaamac-yare), oo ah siyaasi aqoonyahan ah oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland balse aaminsan midnimada Somaliya, ayaa qiray khilaaf ka dhex jira madaxda sare ee isbahaysigaas, waxase uu beeniyay suurto galnimada bur-bur ku yimaada isbahaysigaas.