Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Wafuud Dawlada Soomaaliya Oo Ku Sii Qulquleysa Magaalada Jabuuti

Friday - May 30, 2008

Mogadisho: Wararka naga soo gaaray magaalada mogadisho ayaa tilmaamaya in wafdi u hogaaminayo madaxweyne Cabdulaahi Yuusuf u booqasho gaaban ku gaari doono illa beri magaaladda jabuuti oo la sheegay inu kula kulmayo wafdi halkaas soo gaaraya oo ka socda golaha qaramada midoobay.