Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 18 April 2024

Gudoomiyaha Mucaaradka Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo soo gaaray dalka Masar Magaalada Qaahira

Thursday - Feb 14, 2008

Waxa la sheegaya in Guddoomiyihi Mucaaradka Isbahaysiga dib xoreeynta soomaaliya iyo wafdi u hogaaminayo ay soo gaareen dalka Masar caasimadeeda qaahira iyado la saadaalinayo iney ka qayb galayaan shiir la filaayo in lagu dhex dhexaadinayo iyaga iyo dawlada ku meel gaarka ah.