Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 16 April 2024

Maamulada Puntlaand iyo Somaalilaand oo qarka u saaran dagaal dhexmara dhexdooda

Friday - Feb 15, 2008

 Warar aad loo xaqiijinayo aya sheegaya in labada dhinac ee Puntlaand iyo Somaalilaand ay isu diyaarinayaan dagaal ay doonayaan iney ku kala baxaan gacan ku haynta magaalada laascaanood.

Magaaladaas oo sida la ogyahay hadda ku jirta gacanta maamulka soomaalilaand waxay doonayaan iney gaaraan xaduud ay sheegtaan inu agmaro gobolka garowe ee ka tirsan M/lka Puntlaand.