Wednesday - Feb 3, 2010
Af macaan gacan Macaan Baa Dhaanta ... Tobanka wadan ee AFrica ee China ugu jecelyahay ee uu maalgashado ee uu maalgashaday Wadamada Africabka wax iswaydaarsadaana
Warkii oo dhan
Tuesday - Feb 2, 2010
Dawlada Kyrgyzstan oo ka mid aheyd Jamhuuradii Midowgii Sofiyeeti ayaa dhawaan shaaca ka qaaday qorshe baasaboor ay ugu sameynayso nooc ka mid ah xoolaha gaar ahaan
Warkii oo dhan
Monday - Feb 1, 2010
Dalka Switzerland ayaa laga qaban doona Bisha soo socota Afti dadweyne oo dadka lagu waydiinayo inay ogolaadan ama diidaan sharci cusub oo u fasaxaya xayawaanka
Warkii oo dhan
Friday - January 29, 2010
London - Ninka ugu taajirsan dalka Itoobiya, Sheekh Maxamed Al Amoudi, ayey gabadhiisa oo la yiraahdo Sahra Sheekh Maxamed Al Amoudi, iska dhiibtay dalka Ingriiska.
Warkii oo dhan
Thursday - January 28, 2010
Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray
Warkii oo dhan
Wednesday - January 27, 2010
War lagu daabacay wargeyska caanka ah ee British Medical Journal ayaa sheegay in cilmi baadhitaan ay sameeyeen culimo ka tirsan xarunta "Danish Epidemology Science
Warkii oo dhan
Tuesday - January 26, 2010
Dowladda Maraykanka ayaa waxaa ay dalka Uganda ka qaaday maalinimadi shalay ila iyo maanta Qaxootigi Soomaaliyeed ugu badnaa ay ka dhoofiso qaaradda Afrika.
Sarkaal
Warkii oo dhan
Monday - January 25, 2010
Gen. Maxamed Cali Samatar Wasiirkii difaaca ee dowladii kacaanka ayaa lagu dacweynayaa in uu mas'uul ka ahaa dil, kufsi iyo jir dil loo geystay dad Soomalilanda
Warkii oo dhan
Sunday - January 24, 2010
Xarakada Shabaab ee gacanta ku haaya Gobolka Shabellaha Hoose ayaa shaaca ka qaaday in degmadaas ka hirgeliyaan Suuq ay ugu magac dareen Saalax Cali Saalax Nabhaan
Warkii oo dhan
Friday - January 22, 2010
Nairobi-Siyaasiga caanka ah ee Ismaaciil Maxamuud Hurre (Buubaa), oo ay ciidamada ammaanka ee Kenya habeen hore xabsiga u taxaabeen, ayaa shalay gelinkii dambe dib
Warkii oo dhan
Thursday - January 21, 2010
Daar Burburtay Waa La Dhisaa, Damiir Burburay Baa Adag ... Waxaan Halkaan idin ku Soo Bandhigeynaa Casharkii jimcaha Taxanaha Ahaa Ee Waqtigiisi Qaaliga U Huray
Warkii oo dhan
Wednesday - January 20, 2010
Waayahaan dambe hawlwadeenada Uruurka xisbi islaam ayaa si xawli ah Xeryaha qaxootiga afgooye iyo meelo kalaba ku afduubta dhalinyaro da'yar oo aan
Warkii oo dhan
Tuesday - January 19, 2010
Allow Qaadka Qiil Nooga Samee ... Waxaa Umada Soomaali Xoogeedi Ku Saqiiray Mafrashyada Qolalka La Ciiraya CO2 " Qiiqa Nikootinka" ... Sheekooyinka Halaasiga Ah
Warkii oo dhan
Monday - January 18, 2010
Iyagoo Qoslaaya ayaa Kooxaha burcad-badeeda Somalida maalinkii Axada (17/01/10) helay lacag madax-furasho oo lagu qiyaasay inta u dhexeysa 5.5 ilaa 7 milyan oo dollarka
Warkii oo dhan
Sunday - January 17, 2010
Dalka Isreal ayaa lagu qabtay Nin Yuhuudi ah oo Xero ku haystay ku dhawaad 17 Xaas iyo 39 Caruur ah oo uu ka dhalay
Ninkan Yuhuudiga ahoo 59-jir ah laguna Magacaabo
Warkii oo dhan