Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 3 May 2024

WARARKA MAANTA

Waa Markii labaad Ee Todobaadkaan La Weeraro Markab laga Leeyahay Dalka Giriiga

Sunday - September 21, 2008

 Bosaaso : Markab laga leeyahay dalka Gariiga ayaa lagu weeraray badda weyn ee Somaaliya iyadoo markhaatiyaal saarnaa markabka ay cadeeyeen in markabka

Warkii oo dhan

Ibleyskii Fanka Caanka Ku Ahaa George Michael Oo Daroogo Lagu Qabtay

Sunday - September 21, 2008

London: talo Xumo todoba jeer nin falay haddana u taagan waa Joorje Maykal (George Michael) oo maanta lagu qabtay daroogo qatar ka ah aduunka waxaan ka ahayn

Warkii oo dhan

Wiil Soomaali Ah Oo Lagu Dilay Dalka South Africa

Saturday - September 20, 2008

South Africa : Wiil dhalinyaro oo Soomaali ah ayaa xalay Fiidkii kooxo baastoolado ku hubaysan weerar ku qaadeen xili uu ku suganaa Dukaan yar oo u ganacsi

Warkii oo dhan

Warar Qubane Ah Oo Koo-Kooban

Friday - September 19, 2008

Galkacyo: waayahaan dambe shirar la isku balansaday ayaa dhex maray beelaha gaalkayo dega qaarkood siiba odayaal garka xayga ka cadaaday ee Cumar

Warkii oo dhan

Jimcaha Iyo Baraarujinta Maanta: " Quluubta Waxay U Dhaxeysa Qaleyl Iyo Raxmad

Thursday - September 18, 2008

1) Qaluubta , Axwaashooda iyo Noocyadooda: Waa Maxay Qalbigu? Qalbigu waa cad yar oo ku yaala korka dhiniciisa bidix ee laabta , macna ahaana waa Fu’aadka Insaanka

Warkii oo dhan

Wadadii Highweyga Garacad-Galdogob Iyo Itoobiya Oo Laga Gaaray Heshiis Lagu Sifeynkaro Samatabixin

Wednesday - September 17, 2008

Xariir State-Galdogob: Warar naga soo gaaray magaladda Galdogob, ayaa tilmaamaya in shakiigi ka taagna wadada highweyga dooc looga leexindoono degmada galdogob ay

Warkii oo dhan

Dawladihii Loo Xilsaaray Mushkiladaha Soomaaliya Oo Ku Shiray Jabuuti

Wednesday - September 17, 2008

Jabuuti: Kooxda loo yaqaano "Contact Groub" oo ka kooban dalal isu tagay oo loo xil saaray arrimaha iyo xalinta mushkilada Somaliya ayaa maanta magaalada Jabuuti

Warkii oo dhan

Hororadii Xeebaha Soomaaliya Looga Caalwaayey Afduubka Oo Maanta Wiish La Kacay

Tuesday - September 16, 2008

Paris: Burcadi looga caalwaayey afduubka xeebaha soomaaliya oo u bartay iney maroojiyaan malyan iyo kumanyaal doolarka mareykanka, ayaa maanta habaas laga duuliyey

Warkii oo dhan

Bush Oo Ku Haminaaya Inu Bam Baduuga Ku Xiro Nuuri AL-Maaliki Kadib Marku Maslaxadiisi Ka Dhabqiyey

Sunday - September 14, 2008

Washintoon: Warar hoosaad ah oo ay iska xig-xigteen siyaasiyiinta u dhuun-daloola arimaha ciraaq oo bogaga wargesyada wax ku soo qora, ayaa shaaca

Warkii oo dhan

Wafdi U Hogaaminaayo Madaxweyne Riyaale Oo U Baqoolay Dalal Ka Tirsan Yurub

Sunday - September 14, 2008

Hargeysa- Wefdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Somaliland, Md. Daahir Rayaale Kaahin ayaa galabta dalka ka amba-baxay, iyagoo ku sii jeeda magaalada Addis Ababa ee

Warkii oo dhan

Warar Qubana Ah Oo Koo-Kooban

Friday - September 12, 2008

Gaalkacyo: Dadweynaha Magaaladda Gaalkacyo ayaa baryahaan dambe caado ka dhigtay in ay guryahooda ku xeroodaan wixi loo gaaro shanta galabnimo, oo dhamaan halkaas ganacsigi

Warkii oo dhan

Jimcaha Iyo Baraarujinta Maanta " Xigmada ka Macaan Timirtii Madiina" By Maxamed Axmed

Thursday - September 11, 2008

Bismillaah Arraxmaan Arraxiim. ALLAAH ayaa mahad kulligeed iska leh, xaal uuyahay kan cirka dhisay dhulka gogley, buuraha muday, daruurahana wada. Rabiga quruumihii

Warkii oo dhan

Libaax Badeedkii Xeebaha Cadmeed Oo Ka Harqaday Meydkii Tahriibayaasha Soomaaliyeed

Thursday - September 11, 2008

Yemen -Cadan: Wararka naga soo gaaraya magaladda Cadmeed ayaa sheegaya in Meeydka dad gaaraya 39 ruux oo Soomaali ah laga helay xeebaha wadanka Yemen iyagoo

Warkii oo dhan

Waan Is Sharaxaya Cid Aan Ku Xadgudbeyna Ma jiraan, Sidaas Waxaa Yiri Maxamed Dheere

Wednesday - September 10, 2008

Muqdisho- Max’ed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheerre) Oo ahaa gudoomiyihii hore ee gobalka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday inu damac ka hayo qabashada xilka Maamulka

Warkii oo dhan

Warar Qubana Ah Oo Koo-kooban

Monday - September 8, 2008

Kenya: Ninka la dhashay Baraka Obaama Oo xaga Aabe ay Walaalo ka yihiin ayaa la soo wariyey inu ku noolyahay magaalada Nairoobo ee cariga kenya, Ninkaas oo lagu

Warkii oo dhan