Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Sunday, 25 May 2025

Shariif Sakiin Damac Kama Dhamaan Waana Dawarsanaya .. Yeed , Ceel-barde Iyo Aato Waa Dhul Cawlyahan

Saturday - August 29, 2015

Wararka ka imaanaya dhinaca gobolka bakool iyo gaar ahaan degmooyinka Yeed iyo ceel barde ayaa lagu soo waramaya in maleeshiyaad ka tirsan beelaha absame gaar ahaan cawlyahan ay si qarsoodi ah ku soo buux dhaafiyeen degmooyinkaas oo 

 

Waa run taariikhda in yar ayaa runta ka sheegta , waana xaq in runta isu sheegnaa oo aan taariikhda laga been sheegin,waayo maanta runti waxay noqotay deyrki Makoo la gubay

Waxaa maalmahaa si qajajac ah iyo calaacal loogu muransan-yahau degmooyinka Yeed, ceel-barde iyo Aato oo dhamaantood ka tirsan gobolka Bakool kuna teedsan xaduud itoobiya gaar ahaan kilinka 5aad ee somalidu degto

.. taariikh ahaan degmooyinkaas illa inta la maqlay magac somaali, waxaa arladaas degaan ahaan lagu bartay beesha Oogaadeen gaar ahaa reeraha Cawlyahan, waliba waxaa degaankaas oo ay ku jirto mgalada Xudur ku wehelin jiray sqabiilo kale oo isku bahaystay magaca Buraashadley oo ka koobnaa Harti, leelkase, Mareexaan, Carab Saalax, laakiin beelo kale oo xiliyada qaarkood halkaas soo gaari jiray sida gaal jecel, jajeelo waxay ku joogeen magaca Cawlyahan, iyagoo oran jray asal ahaan waxaan ka beermanay oo ka soo jeednaa Ogaadeen oo saas ayey qaaraanka iyo duulaanka uga qayb gali-jireen

Waqti aan fogeyn dhulka Bakool iyo Bay, waxaa la oran jiray Raaxo-weyn, waxaana magacaas u bixiyey Ogaadeen oo dhulka degaan ahaan tiro iyo degaan ku xoog badnaa, hasa ahaate magacaas si tartartiiba ayuu ugu badalmay Raxn-weyn  .. dabadeed Ogaadeen oo geel un markaad aragto daba socda intisi badneyd waxay soo qaadeen webiga juba linkiisa illa ay ka yimaadeen dhinaca dhoobleyda Jubaland, iyadoo in badan ay ku hareen xudur,baydhabo, yeed, ceel barde iyo Aatto. laakiin qaniiyadi dhiqsiga Tis-tiska xoolaha xanuujisa oo halkaas ku badneyd ayaa wixi xoolaaley ahayd ka fogaadeen dhulki wabiyaasha oo dabadeed u sii gurguurteen xagaa iyo afmado illa ay ku faafeen dhulka NFD. waana nimanka markay dhulka jubada- kismaayo yimaadeen dalka ka cirib-tiray qabiilka Ajuuraan

Aaan us oo noqdo degaanka Yeed, ceel-barde ee dhinacyada kala sheeganayaan. dadkii degaanadaas ku haray ee ugaadeenka ahaa dhulkii ayey ku si balaarteen oo markii gumeysiga cariga soo galay ayagaa la kulmay.  

 degmooyinkaas ogaadeen waa lala degaa waa aflagaado waana afka wax ka weyn 

Taariikh qoran baa jira .. Hadalka dhataqlaha ah ee sharif xasan .. ee dhibaatada dhex jibaaxaya .. caanaha wey ka quban waxaad ceeb u taqaan rag bey camalkooda tahay .. ragi magaca iska lahaa ee dalkaas ku noolaan jiray hadey caawa noolyihiin wey kugu qoslilahaayeen .. dhoqorjaa xil loo dhibay .. umadu waxay u baahantahay xasilooni yaana la noqon seef la bood ..  la soco dulqaadka ummadda waa in yar oo aan ka badneyn biloh inta lagu eegaayo, wixii ka dambeeya waa wixii aad la soo baxdo ee lagaa arko mudadaas shiikh shariifow .. micno ma sameyneyso magacyo meel lagu soo qoray .. ha is oran sax baa tahay .. nabada cid waliba waa ka masuul