Latest News

Go'aanada Shirka London Oo La Sii Ogaaday By Prof. Yaxye Sh. Caamir

Saturday, 28 January 2012

Waxaa in mudda ah la hadal hayay shir ka dhici doona magaalada London oo looga hadli doono arrimaha soomaaliya, sida la ogyahay marna dowlada ingriisku ma muujin siyaasad ka hor imaaneeysa midnimadda...
+ Full Story

Faafaahin Dheeraad Ah Oo Ka Soo Baxay Dagaalki Buuhoodle

Friday, 27 January 2012

Buuhoodle: Wararka laga soo xiganaayo frontada Buuhoodle ayaa tilmaamaya in mid ka mida golaha madaxtooyada Khaatumo State ay dagaalki saaka ka dhacay aaga Buuhodle ku dhaawcmeen xili...
+ Full Story

BREAKING NEWS .. Dagaal Gor Dhawo Ka Qarxay Jiida Hore Ee Buuhoodle

Thursday, 26 January 2012

Buuhodle: Waxaa Dagaal Qaraar uu Mar kale ka qarxay jiida hore ee gobolka cayn,dagaalkan ayaa u dhexeeya ciidamadda Somalilnad iyo ciidamadda deeeganadda SSC, Dagaalkan ayaa hada ka soconaya Jiida...
+ Full Story

Adis Oo Ka furmay Shirki Wasiirada A. Dibada Afrika Loogana Hadlidoono Wixi Dhib Iyo Dheef Soo ....

Thursday, 26 January 2012

Addis Ababa: waxa manta Xarunta Ururka Midawga Afrika ee Addis Ababa ku qabsoomay shirkii labaatanaad ee Wasiiro Arrimo Dibadeedyada Afrika kaasoo lagaga hadlay xiriirka Dalalka Afrika iyo wixii dhib...
+ Full Story

Mr. Mahiiga Oo Ka Codsaday Shariif Sakiin Inu Xilka Gudoominimada Si Nabada Ku Wareejiyo

Wednesday, 25 January 2012

Muqdisho:(RT) Shariif Xassan Shiikh Adan ayaa Sida ay shegayaan warar hoose aan helnay oo ku dhow dhow Saraakiisha ku nool xarunta Villa Somaliya ayaa sheegaya in Gudoomiyihii hore ee Barlamaanka...
+ Full Story

Fu'aad Shangole Oo Huruuf Iyo Gacan Qaad U Geystay Afayeenka Al-Shabaab Cali Dheere

Tuesday, 24 January 2012

Mogdisho: ilo muhim ah oo jooga degaanka ceelasha biyaha Afgooye ayaa saxaafada ku wargaliyey in xarakada al-shabaab ay ku kala boodeen kulan muhim ahaa oo ka dhacay degaanka No 50 ee gobolka...
+ Full Story

General Dhoonbe Allaale Oo KaTirsan Dagaal-yahanka ONLF Oo Lagu Qabtay Keymaha Degaanka Somaalida

Tuesday, 24 January 2012

Addis Ababa- Dawlada dalka itoobiya ayaa daboolka ka qaaday in ay ciidamdeedu qabteen sarkaal sare oo ka  tirsanaa garabka milatariga ee jabhada ONLF Oo ka dagaalanta Bariga dalkaas,...
+ Full Story

Culimaa Udiinka Reer Boorama O Ku Baaqay Iney Dhexdhexaad Ka Noqdaan Dagaalka U Dhaxeya Isaaq Iyo Dh

Monday, 23 January 2012

Posted by: Nimco Hargeysa:-(RT)  Qaar ka tirsan Culimaa udiinka Borama ayaa masaajiida Borama kaga hadlay mawqifka diinta Islaamku ka qabto dulmi la isku gargaaro . Culimaa Udiinka Borama waxa...
+ Full Story

Qurba Jooga Iyo Shan Qaybood Oo Ay U Qaybsamaan By Fouad C/Salaam

Monday, 23 January 2012

Salaamu laahi caleykum, ilaaheybaa mahad oo idil iska leh kaas oo inaga dhigey umad islaam ah wanaagana is farta xumaha iska reebta , Bulsho kasta oo meel ku dhaqane waxey u qeybsantaa qeybo kala...
+ Full Story

Shirka London Ee Ay Dawlada Ingiriiska U Gogoshay Somaalida Oo Qorshayaal Kale Lagu Biiriyey

Sunday, 22 January 2012

London – Sida uu ahaa qorshaha shirka Somalida loogu qabanayo London, ayaa la sheegayaa in  wax lagu soo kordhiyey. Warar ka imanaya dhinaca safaaradda ay Somalidu ku leedahay Faransiiska ayaa...
+ Full Story

Ikhwaanu Muslimiinti Oo Si Miisaan Culus Ugu Guuleysatay Dorashadi Masar

Sunday, 22 January 2012

Qaahira- Xisbiga ikhwaanu muslimiin ee wadanka Masar ayaa la iclaamiyey inu ku guulayatay doorashadii wadankaasi guud ahaan boqlkiiba 47% ,Xisbigan oo la yiraahdo Xisbul Xoriya wal cadaala ayaa...
+ Full Story

Itoobiya Oo Qoorta U Surtay Eritrea Masuuliyada Dilkii Loo Geystay Dal-Xiisayaashi Reer Yurub

Saturday, 21 January 2012

Addis Ababa: Sida uu sheegay Af-hayeenka wasaaradda arrimaha dibeda ee dalka itoobiya Mr.Dina Mufti, waxa ay dawlada Itoobiya ka shaqeyneysaa sidii ay jawaab adag uga bixin lahayd...
+ Full Story

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Mudane C/raxmaan Saylici Oo Qarka U Saaran Inu Iscasilo

Friday, 20 January 2012

Hargeysa-Xigasho Waaheen: Khilaafkii manta ka dhex qarxay Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici ayaa ilaa hada taagan waxaana wararka la helayo sheegayaan in...
+ Full Story

Magaalada Taariikhiga Ee Taleex Oo Looga Dhawaqay Xubnaha Hogaanka U Qabanaya Maamulka Khaatumo

Thursday, 19 January 2012

Taleex - Waxaa hadda lagaga dhawaaqay Berdaha Khaatumo ee Magaalada Taleex, xubnaha hogaanka u qabanaya maamulka Khaatumo. Xubnahan ayaa la sheegay inay xilka haynayaan muddo gaadhaysa 18 bilood, si...
+ Full Story

Khilaafkii Mas'uuliyinti Galmudug Oo La Xaliyey

Thursday, 19 January 2012

Galkacayo – Guddi isugu jiray waxgarad iyo ganacsato oo ku howlanaa xallinta khilaaf ka dhex oognaa baarlamaanka iyo xukuumadda maamulka Galmudug ayaa maanta shaaca ka qaaday inuu soo afjaray...
+ Full Story

Daahir Alasow Oo Warbixin Ka Qoray Fashalinta Somaliland Iyo Qorshaha G9

Wednesday, 18 January 2012

Xigasho Waaga cusub: Maleeshiyo beeleedyo u dhashay qabiilka Dhulbahantaha ayaa la xaqiijiyay inay sedex jiho ka kulaalayaan Magaalada Laascaanood oo ay ka arrimiyaan Ciidamo taabacsan Somaliland....
+ Full Story

Dawlada Somaliya Iyo Kenya Oo Si Deg Deg Ah U Baaraya Dhacdadi Caruurti Lagu Halaagay Degmada Jilib

Wednesday, 18 January 2012

Mogdisho- Nairobi: Dowladda Soomaaliya oo la kaashaneysa Kenya ayaa sheegtay iney si deg-deg ah u sameyn doonaa baaritaan dhab ah ee la xiriira dhacdadi ka dhacday degmada Jilib ee halkaas...
+ Full Story

Mucaaradka Dalka Eritrea Oo Bilaabay Dacaayado Lidi Ku Ah Xukumada Afawerki

Tuesday, 17 January 2012

Addis Ababa Macaaradka dalka Eritrea, ayaa toddobaadkan bilaabay olole dacaayad ah oo ay  doonayaan in ay ku wiiqaan meeqaanka dawlada dalkaas ku leedahay aduunka, kuwaasoo...
+ Full Story

More News

S. Barre " U Dulqaata Waa Kaas Nabsigu Idin Dul-joogee"

Generaal Siyaad Barre, dusha waxuu ku qaaday culeys deyn ka xoog badan, wax badana isaga iyo reer galbeed muran ayaa dhex maray markuu yiri "maanyada bada ka caba" diideyna warkoodi aan looga baran in lagu manaafacsado Full Story

Waxbarashada iyo Iskoolada Magaalada Galdogob

Galdogob Schools

Magaalada waxaa ka furan labo iskool oo mid waliba leeyahay heerarka hoose, dhexe iyo sare, iyo hal iskool oo hoose/dhexe ah. Waxaa kaloo ku yaal dhawr iskool gaar ah oo lagu barto luqadaha, kumbiyuutarka, sayniska iyo xisaabta. Waxaa kaloo laga furay mac-had sharci ah oo heer dugsi sare ah oo si weyn wax uga badali doona heerka aqoonta iyo wacyiga bulshada deegaankaan iyo kuwa ku xeeranba.   Full Story

Somali Minister of Diaspora official visit to Ottawa, Canada

test

Somali Minister of Diaspora Affaires, Hon Abdullahi Ahmed Abdulle Azhari and Somali Ambassador to Kenya, H.E. Mohamed Ali Nur Americo, concluded two days official visit to Ottawa, Canada on Wednesday April  01, 2009  Full Story

Guddoomiyaha Barlamanka Puntland oo la doortay

Md. Cabdirashiid Maxamed Xersi ayaa ku guuleystay inuu noqdo Guddomiyaha Baarlamaanka Maamul Goboleedka Puntland, Iyadoo cod gacan taag ah ay Xildhibaanada oo dhan ay ku doorteen.

Siihayaha Guddoomiyaha Barlamaanka Axmed Cali Xaashi ayaa ku dhawaaqay in ansax uu yahay Md. Cabdirashiid Maxamed Xersi  ee Xildhibanada doorteen, waxaana uu u mahad celiyay Guddoomiyaha cusub dhamaan Xildhibaanada codka siiyay. Full Story

Maahmaahyada Soomaaliyeed kuwa ugu caansan

somali-nomadMaahmaahdu waa qayb ka mid ah suugaanta Soomaalida kana kooban tixo xambaarsan xikmad marmarna qeexan marna maldahan, intooda badana lama yaqaan cid samaysay iyo goor la sameeyay. Mahamaahda si gooni ah ayaa loo isiticmaalaa waana waxa qudha ee had iyo jeer ku jira hadalkeena, waxay soo koobtaa hadal aad in badan odhan laheyd, badanaa waxa isticmaala qofba qofkuu ka dalyaqaanno, ka waayo aragsanyahay, kana afatahansanyahay ama uu ka aqoon weyn yahay.

Ka Dhageeso Halkaan: Soo Diyaarinti. Maxamed Cali Daqle

Dawlad Goboleed Lagu Magacaabo "HARIR STATE Of SOMALIA" Ayaa Dhawaan Ka Dhalan Doonta G. Mudug

Harir State

Canada- America: Kulamo Aqoon yahanno iyo wax-garad ka soo jeeda beesha Tanade oo ka gaabsaday in waqtigaan la shaaciyo magacyadooda ayaa dhawaan shir telefoon oo ay yeesheen waxa ay isla garteen, in maanta ay munaasab tahay in sida ugu dhakhsaha badan loo qoro dastuurkii iyo sharcigii lagu dhisi lahaa dawlad goboleedkaas, laguna maamuli lahaa  shacb weynaha degaamada ku leh Gaalkacyo, Galdogob iyo Nawaaxigeeda. Read More

K'naan sings "Carees Ciise" in English

k'naan play to listen 

Top 3 players of Qatar's BBall Team are Somalis by origin

Qatar_BBall_Team

Click here for more pictures

Warbixin Ay Soo Saareen B4: "Muqaawamo Guushoda Waxay Ku Xirantahay Hogaamiye karmeed Siyaasina Ah"

B4

Canada(Ottawa): Kulan ay ku yeesheen biishaan 12keedi magaaladda Ottawa rag isugu jira siyaasiyiin hore "diplomaasiyiin, wasiiro,saraakiil ciidan, kuwo ganacsato ahaan jiray" iyo aqoonyahano ku xeel dheer arimaha siyaasada dunida ee waqooyiga ameerika, ayaa ka shiray iney qiimeeyaan xaaladda dalka soomaaliya ka jirta iyo sida ugu dhaw ee looga samatabixin karo. Read More

Somalia's Future Generation

Somalia's Future Generation

The stark reality is that the children of the next generation will be more English, Dutch, American, Canadian, or Australian (among many others) than Somali. It is highly unlikely that these children will be able to speak Somali well, let alone understand the deep poetry and music of our rich culture. Full Story

There are no Items to display

Dibnihi Shakalaa Oo Daaha Ka Qaaday Wixi Kala Gaaray....

WiKiLeaks Galdogob Times Oo Jabisay Sir Qufuleyd

Qanyare iyo siyaad Bare 
Full Story

Sababihi Jeelki Dheeraa ee Dr. Yuusuf S. Bardacad

siyaad iyo bardacad 
Full Story

Ladiid iyo Lafo Tanade

Boqoradii Tanade kii ugu dambeeyey waxaa lagu sheegaa magaciisa Diiftire oo uu micnaheedu yahay daaltire

Full Story

Afayeenkii Dareenka Shacbiga Prof M. ilka Dahab Oo Madaxa Qaranka Isu Sharaxay

Dr mohamed Hussein Ilkadahab

Heesti Galdogob

Dr. Menkhaus and the Toronto Somali Diaspora

focus group with Dr Menkhaus

Prof. C/qaadir Xaashi iyo Socdaalkiisi W/America

Dr. C/Qadir

Full Story

Qiiso Dhaba oo Qof kast Musllim ah ka ilmeysiisey

Islam

Dr. Shuceyb Waa Takhtar U Heelan Bulshada Warbixin + Wareysi

dr_shuceyb

Taarikh Qiimo Badan

Meyd Nin Nool Dilay..

Quran

Sirti Isku Qufuleyd oo..

banadir_u_incidient

OPP CST. Saeed Jama

Hello, my name is Saeed Jama. I come from a large family of 9 boys, me being the 6th oldest.I enjoy spending time with my wife. I also work out with my brothers, and play basketball on a regular basis.

CBC Radio Interview

Omar

Omar M. Alihashi grew up in Russell Heights . He was just 13 years old when he moved to Russell Heights . Currently Chair of the local community board, he sat down with Canada ’s CBC Radio to share his views about community service and his overall role in the community  Listen

BBC Interviews Abdi-Salaan Aato about Somali Youth Summit

Xuquuqda Waalidka

Waxaan nafteydda iyo dhamaan dhalinyaradda soommaaliyeed meel walba oo ay joogan kula dardaarmi lahaa iney iska ilaaliyaan waalidka oo ay ka duceystaan.

Full Story

GABAY-HAYIR

nuruddin_farah

The six forms of Maanso are Gabay, Geeraar, Jiifto, Weeglo, Guuraw and Buraambur   Read More

A Good Book to Read

GetOrganized

"The Audacity of Hope" is a personal introduction to Senator Obama: an auto-biography of his life from childhood to present, his family and his views and approach to politics based on personal experience. Read More

Officer Heibeh's story

Officer_Abdiweli

Full Story

Yaseen Musa

Obama

Full Name: Barack Hussein Obama Jr.
Party: Democratic
Date of Birth: August 4, 1961
Place of Birth: Honolulu, Hawaii
Home: Chicago, Ill.
Campaign Web Site: barackobama.com

 
User Comments

"I really enjoyed your great work ,dedication and your endeavour to keep us updated. please,keep me in your membership and we will keep in touch afterwords.Convey my greetings to all members." by Amir

"wallaal yaal waad ku mahad satihiin shaqada aad qabteen oo ah mid weyn runtii. mar walbana halkaa ka sii wada."by Mohamed

"Bacda salaan aad ayaa umahad santihiin maadaama aad samayseen website oo aad ugu magacawdeen galdogob times, anigu waxaan ahay mawaadin kunool galdogob, fikrada aad ayaan ugu riyaaqay."by Cabaas


 

Xayle Salaase Iyo Siyaad Oo Ku Murmay Qadiyada Ogaadeenya

Siyad Bare & haile Selassie Full Story

Nimco Dareen Dhaanto

Culimadi Iyo Fuqahadi Reer Tanade Ee...

Degaanka Xirir-Galdogob waxay ka mid tahay Magaalooyinka Soomaalidu degto kuwa maanta ugu xasiloon oo si qabow caanahooda ku qalaxsada lehna dux iyo iimaan. Full Story

VOA Somali Radio

   Dhegeyso idaacada dambe 4:00PM
   ---------------------------
Dhegeyso idaacada fiidnimo 7:00PM
   ---------------------------
Dhegeyso idaacada dambe 8:00PM
   ---------------------------

Somlia's first female pilot

First Somali Female Pilot

Asli Xasan Cabaade

(Asli-Calansida)

Waa gabadhi ugu horreeysay ee Duuliye ka noqota Ciidanka Cirka Soomaaliyeed.

Full Story

Man on a Mission

AS.Caato

Somalia native(Abdisalam Aato) makes documentary to educate others about who we are?

Full Story

What can be done?

omar ugaas 

"History has taught us that nations are born, grow and develop like a child, and it is their leaders who organize and assist...." by Omar Ugaas

Full Story

Why buy from Tawakal Towers?

- Execellent Customer Service
- Affordable price
- Flexible payment plan

click here for more info

Cst. Abdul

Dream Child

FahimaOsman

Fahima Osman is set to become the first Somali Canadian-trained physician in Toronto's Somali community.

Full Story

What do you think of the site?
 




| New account
Powered by Core Design

Who's Online

We have 4 guests online
webhosting