Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

Waa Khamaar Walihi Aw-guul Ee Yiri Wada hadal-ba Haadkaa Baa Ka Haray .. Farmaajo Oo La Yimid Sheeko La Soo Dhoodhoobay Oo La Rabo In Dadka Lagu Dambaab-siiyo

Thursday - July 30, 2020



Warar hordhaca la kor-dhabay la hoos-dhabay ah oo laga soo xigtay Rag Cag-madhigayaal ah mar walba xaga dhadhamada oo maalinla ah dhaafsada noloshi iyo sharaf qaranka oo u ololeeya siyaasada daaca-qurunka ee Villa Somaliya durbaanka u garaaca ayaa laga xgtay in markaan Raisal Wasaaraha cusub laga qaban-doono beesha Habargidir gaar ahaan Sacad ama Ceyr, laakiin war mar dambe laga maqlay fahad Yaasin oo ah ninka kubada ciyaarta socota wata ayaa dhiniciisa laga sheegay inu yiri: beesha habargidir oo la is ku ogao in laa siiyo jagadaas waa la so diiday, laakii marki la yiri yaa diiday waa u ka gaabsaday.
Dhinaca kale waa sida la yiriye koox iyagana ka socda xaga Kitchen-ka ( Jikada) ayaa xoog saaraya in Riisal Wasaaraha xaga hilib u boodka la siiyo beesha Murursade khaasatan Mr. Caynte oo horay mar u ahaan jiray wasiirka Qorsheynta

War kale oo daka ay isla dhex qaadayaan ayaa iyagana tilmaamaya in Raiisal Wsaaraha cusub halku rabo ha ka yimaade lagu xiray shuruudahaan; 

1- In shirka u dib u dhigo illa bisha Setembar
2- In dawlada goboleedyada u ka soo dhaadiciyo muddo kordhin ila sanad iyo 3 bilood, ka hor intaan loo magacaabin Raiisal Wasaare cusub
3- In Ex R/W kheyre u ku soo qanciyo xil-wareejin iyo is cafin isaga iyo madaxweynaha
4- Inu la xariro Maddaxda Puntand oo u siiyo balanqaad iney soo magacaabaan wasaarada gudaha iyo qorshynta iyo mashaaric dhawr ah oo gaareysa illa 20 miyan
5- Sido kale Axmed Madoobe soo magacaawdo wasiirka wax-barashada
6- In ciidamada jooga Gobolka Gedo laga soo saari-doono
7- Madxweynw Axmed Madoobe oo magacaaba gdoomiyaasha degmooynka gobolka