Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 20 April 2024

Hubsiimadu Waa Sad Waa Hub La Isku Difaaco .. Dad iibsaday Kelyahoodi Oo Lagu Qanciyey Iney Markale U Soo Dhalaneyso

Tuesday - November 23, 2021




Dadka halkaan ka muuqda qofkasta wuxuu iibsaday mid ka mida labadiisa Kilyood, meeshu waa dallka Nepal, gaar ahaan tuulo lagu magacaabo kidney.

Waxay ku iibsadaan qiimo lacageed oo dhan 222 Dollar, halka kuwa kala baxay ee ka ganacsada ay ku sii iibsadaan lacag intàas sadex laabkeed ka badan.

Dadkan marka kilyaha lagala baxayo waxaa lagu qancinjiray in ay markale u soo dhalanayso killidu, balse waxaa la leeyahay hadda ayaa dadka tuulado waxay ku baraarugeen in aysan killidu markale soo dhalan.

Xiliyadii hore qof kasta oo dadkan ka mid ah si hoose ayuu killidiisa u iibsanjiray, laakiin hadda ayay isku soo baxeen dadkii tuulada oo hal dhinac ka jeeexan.

Dalka Nepol sanadkii dadka kilyahooda iibsada waxaa lagu khiyaasay todobo kun oo qof, waxayna u badanyihiin dadka tuulooyinka ku nool .. Dadkaan Kelidaada ayaa kaaga qaalisan aduun walbaa