Thursday - October 1, 2009
Qaran Quustay, Qabiil Qooqay, iyo Qof Kursi u Hanqal taagaya.........Waxa ka darnaaday Qur'aan si qaldan loo Adeegsaday, Allah iyo Rasuulkiisa oo Been laga sheegay.
Warkii oo dhan
Wednesday - September 30, 2009
Gurxan ' Haruuf, Guux iyo dacaayad anshaxdaran dhagrid iyo dugaagnimo ku saleysan ayaa maamahaan si xooli ah ugu socta madaxweyne Obama, Taaso sida la
Warkii oo dhan
Tuesday - September 29, 2009
Qahira- Mid ka mid ah culimada waa weyn ee xaga diinta ee wadanka Masar ayaa soo saarey fatwo xoogan oo ku aadan in dalkaasi la soo galiyo qalab cusub oo loogu tala
Warkii oo dhan
Monday - September 28, 2009
Kisimayo: Inkasto Shicibka maatada magaalada kisimaayo murug iyo Qaxar la badayo maalin kastana ka sameyaan dibad bax aan sidaa u tira badneyn haddana
Warkii oo dhan
Sunday - September 27, 2009
Kisimayo :Warar si xoogan laisula dhexmarayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in malishiyadi islaamiyiinta xarakada Al-shabaab ee Kismaayo ay talo ku meel gaareen
Warkii oo dhan
Friday - September 25, 2009
Hargeysa- Jimcihi shalay ayaa Golaha Guurtida ee Somaliland ku soo af-jartay shaqaaqadi iyo muran la isku qiro beelay oo mudooyinka ka dhex aloosnaa
Warkii oo dhan
Thursday - September 24, 2009
Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah, iyo saliga Suubanaha NNK ha ahaato. Baraarujinta Jimcahan waxaan ku bilaabayaa mahad Allah aan u celinayo inuu noo suurto geliyay
Warkii oo dhan
Wednesday - September 23, 2009
Dumarka sida uu nabigeeni subanaa S.C.W tilmaameyba waxaa lagu Guursadaa afar, Quruxdeeda, Nasabkeeda, Maalkeeda iyo Diinteeda. Waxaa uu Nabigeenu ku taliyey in
Warkii oo dhan
Tuesday - September 22, 2009
Muqdisho- Isbedel iyo dhaqdhaqaaq ciidan oo aan horay loo arag ayaa ka jira magaalada Muqdisho, waxaana 24-kii saac ee la soo dhaafay ciidamada nabad ilaalinta
Warkii oo dhan
Monday - September 21, 2009
Kabul: Ka Timid Taliyaha Ciidanka Mareykanka Afaganistaan General Sareeye Gaas McCrystal /./ Taar Deg Deg ah /./ Sir Culys /./ Waawarey - Waawarey, runta
Warkii oo dhan
Sunday - September 20, 2009
India : Aabe degan Bariga India ayaa inantiisii oo da`deedu jirtey 18 ku khamaarey, ka dib markii ciyaartii khamaarka lagaga helay dhamaan lacagtii uu haystey, waxaynu
Warkii oo dhan
Saturday - September 19, 2009
Hambalyo, Hambalyo dawlada Saudi Arabia ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in maalinta Axada ee bisha Septermber 20-keeda ay noqon doonto maalintii ugu horaysay maalmaha
Warkii oo dhan
Friday - September 18, 2009
Dalalka Yurub - Waqooyi Ameerka dadyooga ku Dhaqan ayaa maalmahan u dambeeyey diyaargow balaaran ugu jira isu-diyaarinta dabaaldega munaasibada Ciidal-fidriga, iyada
Warkii oo dhan
Thursday - September 17, 2009
Waxaan ku bilaabayaa maqaalka Jimcahan magaca Allah iyo saliga Suubanaha NNK ha ahaato, Waxaa Guuleystay qofkii Allah dartii u soomay, waxa hoogay midkii bisha Barakeysan
Warkii oo dhan
Wednesday - September 16, 2009
Fazul Abdalla waa Maskaxdii ka denbaysay Qaraxyadii lagu fuliyey Safaaradaha Maraykanka ee Africa-da bari, waxaanu macalin ku yahay habka dhuumashada ama Isqarinta.
Mr
Warkii oo dhan