Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Sunday, 6 July 2025

WARARKA MAANTA

Maa Shaa-Allah Wariye Caan Ka Ah Dalka Jarmalka Oo Qaatay Diinta Islaamka

Wednesday - August 26, 2009

Christian Baker waxay ka mid aheyd Wariyayaasha ugu Caansan Telefeeshinka “MTV” ee Heesaha Faafiya, wexayna soo shaac baxday Magaceeduna waxa uu ku faafay Qaarada

Warkii oo dhan

Yacquub Kheyre 22 jir Soomaali U Dhashay Oo Maxkamadiisi Ka Bilaabatay Dalka Australia

Tuesday - August 25, 2009

Australia : Yacquub khayre oo ah 22-jir u dhashay dalka Soomaaliya islamarkaana ku noolaa dalka Australia ayaa Maxkamadayntiisu waxa ay ka bilaabatay Wadankaasi

Warkii oo dhan

Sh. Yuusuf Al-Qardawi Oo Shalay Soo Saaray Fatwo La Xariirta Afurka Xiliga Dayaarada La Saaranyahay

Monday - August 24, 2009

Sheekh Yusuf Al-Qardawi oo ah Sheekh dunida Islaamka si weyn looga yaqaano ahna madaxa Midawga Culimada Islaamka ayaa shalay soo saaray fatwo la xariirta Sida loogu

Warkii oo dhan

Ma Rumeysaneysaa In Lacagta Mareykanka Ka Sameysantahay Maandooriyaasha Cocaine Iyo Heroin

Sunday - August 23, 2009

Khubaro u dhashay dalka Mareykanka ayaa baaritaano ay sameeyeen shaac uga qaaday in warqada ay ka sameysan tahay doolarka Mareykanka ka kooban tahay maadooyin Cocaineiyo

Warkii oo dhan

Baaq Dardaarana Iyo Hambalyo Biisha Ramadaan Oo Ku Wajahan Bulshada Tanade/Lelkase

Friday - August 21, 2009

Waxaa Shabakadaan Galdogobtimes si xad dhaaf ugu soo dhacaya dhambaalyo Baaqyo ah oo ay soo kala direen Odayaal wax garad, aqoonyahano oo

Warkii oo dhan

Waa Fadilat Al-Digtoor Sh.Shuce Oo Idin Leh"Marxab Marxab Yaa Ramadaan-Marxab- Marxab Daarta Janada"

Thursday - August 20, 2009

ACWW, Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah ee ku maneystay adoomadiisa xili la mid ah midka albaabka noosoo taagan, iyo saliga Suubanaha  loo soo diray adoomada

Warkii oo dhan

Mucaaradka Soomaaliland Oo Wasiirka Itoobiyaanka Ah U Gudbiyey Lix Qodob

Wednesday - August 19, 2009

Hargeysa -Xisbiyada mucaaradka ah ee KULMIYE iyo UCID, ayaa shalay la kulmay Wasiirul dawlaha Arrimaha dibadda ee Itoobiya Dr. Tekedu Elemu, kaas oo Hargeysa u yimid

Warkii oo dhan

Shaaha La Cabo Oo La Ogaaday Inuu Dejiyo Maskaxda Bini-Aadamka

Tuesday - August 18, 2009

London : Warbixin ay qortay Jaamacada London City oo ku saabsan baaritaan lagu sameeyay Cabitaanka Shaaha iyo in uu dadka marka ay kacsan yihiin uu dejin karo amaba

Warkii oo dhan

Haweyney Ninkeedi Hore Arooskiisa Ka Hinaastay Awgeed Oo Dab Ku Galaafatay 43 Qof Dalka Kuweyt

Monday - August 17, 2009

Kuwait : Wargeyska Al-qabas ee kasoo baxa dalka Kuwait ayaa maanta daabacey in dabkii ka qarxay goobtii arooska laga dhigayay galabnimadii sabtidii ay ka danbeysay

Warkii oo dhan

Dilkii Culimada Iyo Madaxda Puntland Oo Duudka Ku Xanbaaratay Ceeb Dhagax Dandaan Ah Le'eg

Sunday - August 16, 2009

Mogdisho-Gaalkacyo: warar qubana ah ayaa meelkasta looga sharqaminaya siiyaabaha ay ku dhinteen culimadii Baakistaan Ee lagu xasuuqay magaalada Gaalkacyo,

Warkii oo dhan

Hees Loo Sameeyey Ka Hortaga Is- Qarxinta Oo Ay Qaadayaan Dhaliyarada Waayaha Cusub

Friday - August 14, 2009

Dhallinyarada Waayaha Cusub Ayaa waxay sameeyeen hees ay kaga soo horjeedaan dadka is-Qarxiya ... Dhallinyaradaas oo Muddo 5 sano heesysey ayaa waxay sameeyeen hees

Warkii oo dhan

fadiilat Al-Digtoor Sh. Shuceyb Iyo Baraarujintiisi Jimcaha Oo Sharaxaad Diimeed Ka Bixiyey.........

Thursday - August 13, 2009

ACWW, Waxaan ku bilaabayaa magaca Allah weyne, iyo saliga Suubanaha N.N.K. ha ahaato. Waa Allah fadligii mar hadii bishii barakada badneyd ee Ramadan nooga hartay

Warkii oo dhan

Hilibka Dadka Ku Dhasha Xuub La'aanta Ee Cad Cad Oo Qiimo Dheeman Oo kale Ka Jooga Dalka Tansaaniya

Wednesday - August 12, 2009

EAST LONDON: Qisadan oo dhaba waxay ka jirtaa dalka tansaniya iyo wadanada ka sii shishiya... Dadka iyagu ku dhasha xuub la'aanta ee cad cad ayaa iyagu ka ah dalka

Warkii oo dhan

Reer Mogdisho Oo Salal Qaaday Markay Maqleen Shanqarta Dagaalada Cusub Ee Hoonka Loo Yeerinaayo

Tuesday - August 11, 2009

Muqdisho: Toddobaadyadii u dambeeyay waxa dalalka Maraykanka iyo Kenya ka socday shirar gaar ah iyo kuwo caalami ah oo lagaga arrinsanayay qorshe cusub

Warkii oo dhan

Qabsoomida Doorashada Somaaliland Oo Ku Hareereysan Mugdi Badan

Monday - August 10, 2009

BOORAMA(SNN) Labadan todobaad ee ugu danbeeyey waxa ay hadal haynata iyo iswaydiinta dadku ahayd sidan doorasho maku qabsoomi kartaa, marka laga Eego khilaafka ba’an

Warkii oo dhan