Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 19 April 2024

WARARKA MAANTA

Musllimiinta Ku Nool Dalka Talyaaniga Oo Dhawaan Laga Tarxiilidoono

Sunday - May 11, 2008

Italy-Roma: Dawladda cusub ee dhawaan laga dhisay dalka talyaaniga ee madaxda u yaha Mr. Berlaskooni ayaa wasiirkiisa sharciyada Mr. Roberto Kaldirooli u wacad

Warkii oo dhan

R/w Nuur Cade Iyo G. Gobolka Banaadir Maxamed Dheere Oo khilaafkoodii Markale Dusha U Soo If Baxay

Saturday - May 10, 2008

Mogadisho: Gudoomiyaha gobalka banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Max'ed cumar Xabeb iyo raiisal wasaaraha ayaa mudooyinkaan dambe ka muuqatay

Warkii oo dhan

Shir Dawladda Fkmg Iyo Mucaardka Asmara Oo Beri Ka Furmaya Caasimada Jabuuti

Friday - May 9, 2008

Jabuuti: Wararka naga soo gaaraya magaalada jabuuti ayaa sheegaya in maalmahaan magaaladda jabuuti ay ka jirta qaban qaabo iyo diyargarow shiir lagu doonayo

Warkii oo dhan

AL- Amiir Sheakh Amiin Barkhdle" daacad" Oo Dagaal Ku Dhintay

Thursday - May 8, 2008

Baldweyne: Wararka ka iimaanaya gobolka hiiraan gaar ahaan magaaladda baladweyne ayaa sheegaya in dagaal kharar u ku dhex maray shalay meel u dhaxeysa  garasiyaani

Warkii oo dhan

Eheladii Iyo Qaraabadii Adan Xaashi Ceyrow Oo Ku Kala Aragti Noqday Dilkiisi

Tuesday - May 6, 2008

Mogadisho- Nairobi- Dubai: Warar kala duwan oo lagu kalsoonaankaro ayaa ku soo qulqulaya Warqabadka Bogaan Godogob Times oo looga soo warbixinayo

Warkii oo dhan

Dawladda Jabuuti Oo Ka Ashtakootay Dalka Eretereya

Tuesday - May 6, 2008

Djibuti: Dawladda jabuuti ayaa sii Rasmi ah shaaca uga qaaday iney dacwad ka dhan ah dawladda Eretereya u gudbisay beesha caalamka,sidaasna waxaa cadeeyey wasiirka

Warkii oo dhan

Kambyuutaro Laga Xaday Wasaaradda Arimaha Dibada Ee Mareykanka

Monday - May 5, 2008

Washintoon: Agaasimayaasha iyo maareeyaasha hawlaha Wasaaradda Arimaha Dibadda Mareykanka ayaa Muddooyinkan dambe ka walacsan kambyuutaro gacanta oo

Warkii oo dhan

Gantaaladdi Ku dhacay Magaaladda dhuusamareeb Oo Cuduro ka Dhasheen

Monday - May 5, 2008

Dhusamareeb : War naga soo gaaraya magaaladda dhusa mareeb ayaa tilmaamaya in hubkii ay ku isticmaaleen mareykanka magaaladaas siiba Gantaalada meelaha fog-fog wax

Warkii oo dhan

Mareykanka Oo Soo Bandhigay Kharajkii Ku Baxay Dilkii Aadan Xaashi Ceyrow

Sunday - May 4, 2008

Washiton : Dawladda Maraykanka oo intii hore ka gaabsatay in ay ka hadasho dilka Aadan Ceyrow iyada oo xaqiijinaysay dhimashadiisa ama ka cabsi qabta in uu beenoobo

Warkii oo dhan

Wasiirka Gaashaandhiga Israaiil Mr.Eyhuud Baraak Oo Dalkiisa Uga Digay Dagaal

Saturday - May 3, 2008

Israaiil-Al-Quds: Wasiirka Gaashaandhiga Israaiil Mr. Eyhood Baaraak oo Siiyey wargeyska lagu magacaabo Yediat Aharanot ee ka soo baxa cariga Israaiil ayaa ku nuuxnuuxsaday

Warkii oo dhan

Mareykanka Oo Mahad U Celiyey Reer Dhuusamareeb

Saturday - May 3, 2008

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaabkii iyo xeeladii ciidamada Maraykanku ay u dileen taliyihii ciidamada ururka Al-Shabaab Aadan Xaashir Farax (Ceyrow). Wargayska

Warkii oo dhan

Reer Galdogob Oo Ka Faramarooqsaday Askar Itoobiyaan Ah Oo Soo Afduubtay Niman ONLF

Friday - May 2, 2008

London: Hogaamiyaasha Jabhadda ONLF ee ku sugan gudaha itoobiya iyo dibadaba ayaa la soo xariiray bogaan websitka Galdogob Times oo mahadnaq u soo

Warkii oo dhan

Jaajuuskii Tabiyey Aadan Xaashi Oo Laba Saac Ka Hor Magaalada Isaga Baxay

Thursday - May 1, 2008

Washintoon: War hubintiisa weli Aan si fiican loo shaqshaqin oo hor dhac ah ayaa suxufi  laga soo xigtay in wasaaradda gaashandhiga mareykanka

Warkii oo dhan

Shacabkii Gobolka Gedo Oo U Tafaxeytay Inu Ka Gudbo Is Jiidjiidkii Siyaasadeed Ee U ku Haftay

Wednesday - April 30, 2008

Garbahaarey: Warqabadka Bogaan Galdogob times ayaa ku soo dhacaya warbixino ka iimaanaya gobolka gedo oo soo tabinaya in maanta shacbka Gedo meel

Warkii oo dhan

Gobolka Hiiraan Oo Loo Magacaabay Maamul Cusub

Wednesday - April 30, 2008

Muqdisho-  Raisal Wasaaraha dawladda fedaraalka ee Kmg Mudane Nuur Cadde ayaa maanta  xafiskiisa ka soo saaray qoraal lagu magacaabay maamulka gobolka

Warkii oo dhan