Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 3 May 2024

Wiilkeena K'Naan Warsame Oo Doonaya Inu Helo Libin Abaal -Marin Caalami Ah .. Fadlan U Codee

Monday - June 7, 2010

K'Naan ayaa ku jira tartanka uu qabto TV-bet " black entertainment television" kaas oo lagu dooranaayo fanaanka ugu fiican ee dunida.

Tartanka waxaa kula jira K'naan fanaaniin fara badan kuwaaso oo si weyn looga yaqaano stage-yada caalamak oo soo bandhiga heeso muhim ah.

Haddi Aad taageerto fanaanka Somaaliyeed ee K'naan Warsame iminka waxaa jaanis u haystaa inaad codkaaga ka dhiibato oo gasho Website-kan:  http://betawards.bet.com/nominees/category/best-international-act Oo kaaga muuqandoona sawirkiisa.

Halkaas Guji si aad ugu codeyso dabadeedna sawirkiisa ku dhufo oo ay ku hor qorantahay VOTE ... Waxaa codeynta hadda socota ka sareeya oo kaliya Afar fanaan.

K'naan waxaa heeskiisa lagu furi-doonaa World Cup biisha june 11-keeda ka dhici doona South Africa , haddana waxuu la shaqeeyaa fanaaninta caanka ah sida wiilashi uu dhalay Pop Marley isagoo albuumkiisa soo baxay ku duubay gurigii uu ku dhintay Pap Marley .. Iminka dalka Kanada oo uu ku noolyahay ayaa uu aqoonsan inu yahay fanaanka ugu caansan caalamka gaar ahaan Kanada oo ay ku faanto