Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Monday, 29 April 2024

Xildhibaanada DKMG Oo Tababar Ugu Socda Dalka Liibiya

Tuesday - October 19, 2010

Tripoli: Wararka naga soo gaaraya magaalada Tiripoli Ee cariga liibiya ayaa sheegaya in illa iyo boqol iyo sideetan xildhiibaan tababar ku tagi-doonaan dalkaas liibiya oo ujeedadu tahay iney maalintey ribato wax hagaajiyaan oo ay kala sifeeyaan muruga-mara-boobtada isku maran, iyagoo maareeyn-doona wixi mushkilo dhinac walba ka jira, isla markaana sharciga iyo wadankaas umadiisa tabaaleysan daacad u noqdaan, waxaana sido kale tababaradaas lagu tusi-doonaa qaabka iyo habka wax loo xaliyo oo dabadeed jiilba jiilka kale ee xildhibaanada u si tilmaami-doona waayo aragnimadoodaas.

Sida warku tilmaamayo xildhibaanadaas oo laba todobaad waana ka badan karaan tababarkaa qaadanaya waxaa qorshahu yahay in markey tababarkaas dhameystaan midkiiba la sii yo sooryo sahay safar, iyadoo qoonduhu yahay in mid walba loo gado gaari ay mogdisho daafaheeda ku soo kormeeraan.