Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Sunday, 28 April 2024

War Saxaafadeed Ay Soo Saareen Qorbajoogta Beesha Tanade

Wednesday - November 17, 2010

Qorbajoogta Beesha Tanade (Leelkase) Waxay Ay Taageersan Yihiin Xukuumadda R/Wasaare Faramaajo, Kalsooni Buuxdana u Hayaan Wasiirka Beesha.

Ra’iisul Wasaare Maxamed Cabdullahi Maxamed waxa uu soo dhisay dowlad kooban oo tayo leh – arrintaas oo Soomaalida iyo bulshada caalamkuba ay soo dhaweeyeen.
 
Hadaba waxgaradka beeshaTanade Daarood(Leelkase) waxay si buuxda u taageerayaan tallaabadaas is-bedel doonka ah ee Ra’iisul-Wasaarahu ku talaabsaday,waana ku bogaadineynaa, waxaana u aragnaa in ay tahay mid keeni karta in Qaranimadii Soomaaliyeed la soo celiyo.
 
Xubnaha Golaha Wasiirada ee Wasiirka 1-aad uu soo xulay waan u hambalyayneynaa waxaana u aragnaa aqoon-yahano hufan hawshana ka bixi kara.
 
Wasiirka Beesha Tanade u galay golaha Wasiirada si gaar ah ayaan ugu hambalyayneynaa si buuxda ayaana kalsooni ugu qabnaa, waana u matalaa beesha.
 
Xukuumadda Federaalka marka hore aqoon, karti iyo hufnaan ayuu Wasiirka 1-aad ku xulay – Soomaaliyana taas ayay u baahan tahay; marka xigana waxa uu ku saleeyey qaabka wax qaybsiga beelaha ee loo yaqaan 4.5; laguma dhisin xukuuumadda qaab gobollo iyo maamullo ah,

Anaguna markasta waxaanu aaminsanahay midnimadda ummada Somaliyeed oo ah muqadis.
 
 
1-Suldaan-Maxamed Jamac Shire                  21-Col-Maxamed Cali Xaashi Maxamud
2-Suldaan Subeyr Xaaji Maxamud                  22-Cabdi Maxamed Axmed (CabdiBur)
3-Siciid Cabdi Maxamud                               23-Cabdi Salaad Xaaji
4-Gen-Axmed Cabdi Xaashi                           24-Cumar Salaad Warfaa
5-Col-Maxamud Xersi Geesood                      25-C/llahi Maxamud Suleeymaan
6-Col-Axmed Siciid Xaashi                             26-Aweys Axmed Cali Noor
7-Col-C/llahi Diiriye Jama                               27-Axmed Ismaciil Abdi Giir
8-Col-Duuliye Sare Farax Gandarshe              28-Axmed Maxamud Xersi
9-Col-Xasan Xaaji Maxamud Cilmi                  29-Eng-Sadiq Maxamed Cali Xaashi
10-Col-Cali farax Cabdulle Xoosh                    30-Cabdiqadir C/llahi Xasan Joof
11-Col-Cali Shiikh Xuseen                              31-Muumin Aadan Axmed
12-Col-Cabdiqadir Ciise Ali                             32-Mahad Maxamed Cali Ciise
13-Col-Bashiir Saciid Xasan Cadawe               33-Cabdinasir Cali Aadan (Joome)
14-Col-Axmed Jamac  Seed                           34-Saleebaan Siciid Dhoodi
15-Col-Saacid Dahir Siciid                              35-Siciid Xashi Cigaal
16-Prof-Cawil Cali Dhuux                                36-Cabdiqani farah Ashkir
17-Eng-Abshir Cismaan Qayliye                      37-Caaqil Cali Siciid Surcad
18-Eng-Cabdi Fataax Cali                               38-Abwaan Cabdinasir CaliDahir Shabac(Dhaga dheere)
19-Saciid Axmed Maxamud (Baati )                 39-Ganacsade Cisman Salaad Cabdi
20-Caaqil Dahir Cigaal Badhawe                      40-Maxamed C/rihman Wardheere
 
Waad mahadsantihiin.
Guddiga qabanqaabiyey.
Cabdullahi Diiriye Jaamac
Cabdulqaadir Ciise Cali
Saacid Daahir Siciid