Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Monday, 29 April 2024

Xaalada Mslaxada

Thursday - April 28, 2011

Sida guud ahaan la hadal hayo gudo iyo dibad illo lagu kalsoon-yahay ayaa xaqiijinaaya in ay jiraan shakhsiyaad tashiga tolkooda aan rabin iney maqlaan oo doonaya iney dacfaruuraan nabada la doonaayo in loo sal dhigo, kuwaaso la sheegay in maalmahaan oo dhan ay dadka lobby kicin dhagaha ugu shubayaan ereyo ah: War guntada dagaal inaan la hureyn oo loo aaro ragi laga laayey, oo beeshi falkaas geysatay dhinac kasta laga baduugo "Crash" si aan awoodayada dagaal u tusno.