Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 25 April 2024

Askari ka Tirsana Ciidanka Canshuuraha iyo Nin ahaan Jiray hoboladi Waabari oo la khaarijiyey

Thursday - March 13, 2008

Muqdisho - Askari ka tirsan ciidanka gobolka iyo nin ka tirsanaan jiray hobaladii Waabari ayaa maanta si kala goon gooni ah ay kooxo hubeysan ugu dileen Magaalada Muqdisho, Askariga la dilay ayaa ka tirsanaa askarta gobolka Dowladda hoose qeybta canshuuraha, waxaana niman bastoolado sitay ay si gaadmo ah ugu dileen degmada Madiina.