Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 26 April 2024

Gen.Cade Muuse oo Sheegay inu Xilka Wareejindoono Sanadka soo Socda Kana Hadlay Xaalada P/Laand

Monday - March 17, 2008

Garowe - Madaxweynaha Dawladd Gobaleedka Puntland Maxamuud Muuse Xirsi ( Cadde Muuse) ayaa shaaca ka qaaday in ay jiraan dhibaatooyin ka jira gudaha gobalada Puntland ,wuxuuna sheegay in ay falalkaasi yihiin kuwa ka soo horjeeda in ay Horumar gaarto Puntland.