Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 4 May 2024

Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Puntland Oo Goor Dhaweyd Lagu Khaarijiyey Xaafada Is-raac Gaalkacy

Tuesday - September 20, 2011

War miiskaan galdogob Time Gor dambe soo gaaray ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan Maamulka Puntland lagu dilay bartamaha magaalada Gaalkacyo Gaar ahaan xaafada Is-raac ee u dhaw agagaarka dugsiga sare ee Cumar Samantar, waxaana la sheegay ragi wax dilay iney goobta ka baxsadeen bartoodana la garan .. Boliska ayaa la sheegay iney baaritaanka dhagar-qabayaashaa qabashadooda ku hawlan-yihiin

Alaha u naxariistee marxuumka magaciisa waxaa la oran jiray Cabdiraxmaan Maxamuud Xaaji kuna magac dheeraa Koodha ayaa aaskiisa uu dhici-doona markay xaga gaalkacyo waagu u baryo.

Wixii soo kordha iyo faafaahinta warkaas dib ayaan ka soo sheegi-doona ee nala socda