Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Monday, 6 May 2024

Leelkase Nabad Iyo Cadaalad Ayuu Rabaa

Sunday - September 25, 2011

Iyadoo laga ambaqaadayo heshiiskii nabadeynta hordhaca Gaalkacyo ayaa wararka ka imaanaya goobaha iyo maxfalada beesha leelkase ayaa aragtidood guud ku cabiray in waqti kasta iyo goor walba ay beeshu ka talineysay nabada iyo tixgalinta dadka walaalaha ee mandiqada ay isku la nool-yihiin, sidaa darteedna aysan ay markasta kaalin ka qaadan-doonaan wax alaale wixii sugaya nabada gobolka, mana aha ayey yiraahdeen inaan ciid ixsaan ugu sameyneyno balse waa wax maslaxad guud iyo dan ay ciid walba ay ugu jirto.