Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 2 May 2024

Al-Shabaab: Yuusuf Xaaji , Faarax Macallin Akuna Matata Waxaad Tihiin Meyd Qoslaaya

Thursday - December 22, 2011

Nairobi Xigasho Somali radio: Xarkada Al-shabaab ayaa hanjabada u jeediayay Mas'uuliyiin ka tirsan Dowladda Kenya  iyagona ugu hanjabay in ay khaarji-doonaan.

Yuusuf Xaaji oo ah Wasiirka gaashaandhigga Kenya iyo Faarax Macallin oo ah ku-xigeenka afhayeenka baarlamaanka ayaa Al shababa ugu hanjabeen in ay dunida dhaafin doonaan hadii aysan faraha kala bxin arimaha dalka  soomaaliya oo sheegeen Shababa in ay dhibaato ba'an ku hayaan .

Xarkada Al shabab ayaa waxa ay sheegeen in Labadaan Mas'uul  ee ay ugu hanjabeen in ay dilayaan ka dambeeyeen galitaanka ciidamada kenay Soomaaliya iyagoana intaasi racaiyay in ay ka shalaayi doonaan fara galinta ay ku hayaan dalka soomaaliya.

Faarax macalin oo jawaab ka bxiyay hadlka Al shabaab ayaa sheegay in ay tahay wax lagu qoslo hadalka Al shabaab waxaana uu shaaca ka qaaday in kenya ay ka go.ntahay cirib tirka kooxda Al shabaab iyadoona si weyn loo adkeyay Amaanka labadaan mas'uul ee Al shabaab ugu hanjabeen in ay dilayaan .. Somaliradio.net