Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Tuesday, 30 April 2024

Allaahu Akbar .. Vivo SSC Oo Ku Dhawaaqday State

Tuesday - January 10, 2012

Ugu dambeyn dood Iyo falaaqeyn kadib waxaa maanta ergooyinka fadhigooda khaatumo2 si marxabeeyn ah ugu codeeyeen in degaamada SSC loo sameeyo maamul goboleed u gaara ah oo masuul ka noqda aayaha deegaanada shacabak soomaaliyeed ee ku nool gobollada SSC.

Go'aankan iyo qaar kale oo muhiim ah waxaa  losoo bandhigayaa shirweynaha maalinta berri.

Maanta waxaa madasha shirka ee Berdaha Khaatumo ka muuqda dabaal deg iyo rayrayn, iyadoo jidadka magaalda Taleex ay dhexmarayaan baabuur tiro badan oo ruxayey calanka Soomaaliya .. magaca State-ka oo loo fakaraayo dib ayaa laga soo sheegi-doona