Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Thursday, 2 May 2024

Xoghayaha Arimaha Dibada Ee Dawlada Britin Oo Mogdisho Tagay

Thursday - Feb 2, 2012

MUQDISHU : Xoghayaha amuuraha debadda ee Britian ayaa garoonka dayaarada ee Adan-cade Muqdusho ka soo dagay maanta , William Hague socdaalkiisan ayaa ah mid gogolsha loogu sii xaarayo shirka London ka furmidoona biisha feb/2012 ee Somaalida loo qabanaayo

Xoghayaha Oo Shirar Kala duwan la yeeshay masuullinta Somaalida gaar ahaan madaxweynaha ayaa sheegay inu ku faraxsanyahay la kulankiisa madaxda iyo ujeedada u ka lahaa socdaalkiisa oo noqotay mid meel mar ah 

Xoghayaha ayaa la kulankiisi si gaara u amaanay ciidamada Amison ee shabaabka ka saaray Muqdishu .. Xoghayaha waa socdaalkii ugu horeeyay ee masuul sare arimadibadeed oo ka socda wadanka UK ku tago Muqdishu mudo laga joogo 20 sano.