Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Friday, 3 May 2024

Xukumada Ku Meel Gaarka Ee Wadanka Libiya Oo Ka Noqotay Go'aanki Ahaa Mamnuucista Axsaabta Islaamiga

Thursday - May 3, 2012

Xukuumada kumeel Gaadhkaa ee wadanka Libya oo ka Noqotey Go,aankeedii Ahaa Mumnuucista A Axsaabta Islaamigaa Kadib Culeys yo Waaweeyn oo Kagayimid Dhinacayda Islaamiyaanta Kadib Markey Ku Hanjabeeni Iney Dhigidoonaan Isusobaxyo Waaweeyn Hadii Aaney Ka noqon Sharciyadaa Cusub Ee takooraaya Hanaakooda Siyaasadeed,

Hadaba Kooxaa Islaamiyaanta Intooda Ogol Iney ka qeyb Qataan Hanaanka Dimuquraadiyada Ayaa Waxa Ka mida Akhwaanul Muslimaan Oo Iyaga Looga baqaayo Iney Lawareegaan Intabadan Kuraasida Barlamaanka Iyo Waliba Ka Madaxtinimo Eewadanka Libya

Hadey Taasi Dacdo Iney Kuguuleystaan Islamiyiinta Libya Iyo Masar waxey Gool U tahey kacdoonkii Guga Carabta  Ee ka bilowdey Wadamada Tunis ,Marooko,Masar.Libya ,Yaman, Suriya Oo intoodaba Ay Ka talinaayeen Kaligii Talisyo Mudo Dheer Ka talinaayey wadamadaa  Kuna wadey iney xilka kala wareegaan Wiilahooda.