Haraagi Jaahawarersanaa Ee Al-Shabaab Oo Bilaabay Barnaamij Gardaro Ah Oo Laynaayo Shacabka Gaalkac
Tuesday - November 20, 2012
Gaalkacyo: Wararka naga soo gaaraya magaalada gaalkacyo ayaa tilmaano ka bixinaaya in xaalada nabadeed ee halkaas ay ka sii dareyso, waxaana la sheegaya in kooxo gudaaya oo gafuurka u doobanyihiin ay hayb gaar ku ugaar-sanayaan goobaha laga heli-karo