Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Monday, 29 April 2024

Kororso Aqoontaada .. Afar Wax-Tar Oo Basbaasku Leeyahay .. Waxaa Laga Helaa Fitamin A Iyo C Si Ay U Xoojiyaan Unugyada Gidaarka Wadnaha

Monday - April 1, 2024





1-Weight loss ( Dhimista miisaanka jirka) .. Basbaasku waxayna keeni kartaa in jirka uu gubo calories bonus muddo 20 daqiiqo ah.

2-Heart Health (Caafimaadka wadnaha): baaris ayaa sheegatay in raashiin Basbaas leh oo la cuno ay yareyn-karto in Wadnaha uu ku istaago iyo maskaxda oo dhiig ku furma sidoo kale waxuu Basaaska yareeyaa in uu kugu dhaco waxa loo yaqaan (Bad Cholesterol) dhiiga oo subag ku bato.

3-Lower Blood Pressure (Cadaadiska Dhiigga Hoose) .. waxaa laga helaa fitamin A iyo C si ay u xoojiyaan muruayada gidaarka wadnaha iyo kulaylka Basbaaska oo kordhiya qulqulka dhiigga ee jirka oo dhan.

4-Caburka: Basbaaska wuxuu hawo mareennada ka nadiifiyaa duufka iyo xaakada, sdiaas daraadeed dadka xaakada ka soo go'i la'dahay markay qufacayaan, waxaa lagula taliyaa in ay cuntada Basbaas ku darsadaan.