Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Monday, 29 April 2024

Somalay Baraaruga .. Fitnaa Maanta Socote Eebow Xaakim Sag-Saag Naga Dhawr .. Somali Yaa La Gaaleyn .. Eebow Naga Saar Ciqaabta Iyo Sirta Sheydaanku Wado

Monday - April 8, 2024




Acuudu Bilaahi Min Al-Sheydaan Rajiim .. Bismilaahi Raxmani Raxiim .. Salaamu Caleykum Wa Raxmatulaahi Wa Barakaatu .. Somali Mxamed Salamu Caleykum

Salli Cala Muxamed iyo Ehelkisa Asxaabtis  
Subxaanow Na Barake
Noo Siyaadi Nuurka
Subxaanow Na Bixi
Sag-Saag Xaakima Eebow Naga Dhawr
Mulkigaaga Na Siih
Raxmadaada Soo Laab
Nagu Saacid Malaaigta
Sabre Yuu Sal-Fududaan
Sayid Yuu Slave Noqon
Somali Yaa La Gaaleyn
Na Sife ILaahow
Eebow Islam Wacan Naga Yeel
Xaqu Haddu Soo Dago Baadilkaa Saxuuqme
Naga Sarif Rabow Sixir
Eebow Ducada Yeel Maanta Waa Kula Dul-joognaaye
Dad Na Jecel Qaraabiyo Xigaal ima daryeelane
Deg-Deg Su'aasha Rabow Dawga Nogu Tosi