Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Saturday, 27 April 2024

Bahda Galdogob Times Oo Dhamaan Bulshada Soomaaliyeed Leh Ramadaan kariim

Sunday - August 31, 2008

Maanta oo isniin ah waxaa caalamka islaamka laga iclaamiyey dhalashada Bishii Ramadan Noqoneysa September 01/09/2008, waxaana bahada Goldogob leedahay dhammaan dadka Muslimiinta ah ee jooga dacalada dunida Ramadan Karin,

Waxaan idin ku hambalyeyneynaa kheyrka bisha Ramadaan Ee barakeeysan, waxaana alle idin ka baryeynaa Cafi iyo Caafimaad, Cimri dheer iyo Cibaado suuban, tubta tii aamina,tii roon, tii la joogaba tu ka sii fiican, iyo alle aan idin kaga tuugeyno in tahliishii janada idin ka waraabsho.