Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Monday, 29 April 2024

Xabxabka- Qaraha Waxuu Daaweeya Daalka Jirka.... By Maxamed Cali Gaabiye

Friday - June 12, 2009

Xabxabku waxa uu ka koobanyahay 95% biyo iyo macadano kala duwan, biyahaasi iyo macdanahaasi waxaay siin karaan jirka biyaha iyo macdanaha uu baahanyahay maalin dhan, hadaba culimada cuntadu waxay ku waaniyaan dadka in ay si is daba joog ah u cunaan xabxabka gaar ahaan xiliga xagaaga,