Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Monday, 29 April 2024

Booqashada Madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole Iyo Dhambaal Furan Oo Ku Wajahan

Sunday - June 28, 2009

Minneapolis- Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Faroole madaxweynaha Maamulka Puntland iyo wafdi u hor-kacyo ayaa booqasho martiqad ah ku soo gaaray cariga mareykanka gaar ahaan washinton oo u halkaas kula kulmay guddi gaar ah oo ka tirsan golaha Mudanayaasha" Congresska"

Mudane Cabdiraxmaan oo dalka Mareykanka soo gaaray biishaan 20-keedii waxaa la sheegay si wanaagsan inu u dhacay wada hadalkiisi iyo warbixinti u siyey golaha mudanayaasha, waxayna ku tilmaameen madxadi mareykanka u la kulmay nin masuul ah oo waxa u rabo iyo waxa la weydiiyey si fiican u sharxay jawaab caqli gal ahna ka bixiyey,waxay kalo odayaashaas sheegen iney kaarismada ay ka arkeen madaxda puntland awgeed ay tixgalin gaara siindoonaan.