Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Monday, 29 April 2024

Maleeshiyo Dhoola-Cadeyneysa Oo Leh"Rabi Iyo Rasuul Baa Naga Fiican"Oo La Soo Dhoobay Irdaha Mogdsho

Wednesday - July 15, 2009

Mogdisho: Dad aan wararkooda tixgalino oo loo qaateen ah ayaa noo xaqiijiyey in xarunti Maxamed Qanyare Afrax u ku lahaan jiray Degmada dayniile ay maanta illa shalay soo buuxdhaafiyeen ciidamo gurmada ah oo ka yimi xagaa iyo gobolka Gedo...Malishiyaadkaas oo la xaqiijinaayo iney taakuleeyn ugu socdaan dagaalyahaniinta xisbul islaam ee u hogaaminaayo Shiikh Xassan Daahir Aweys.

Warku waxuu intaa raacinaya in maleeshiyo kale oo iyadana gurmad ah la sheegay iney ku soo dageen xarun ku taal dhinaca Afgooye oo iyaga la sheegay in laga keenay dhinaca gobolada jubada dhexe iyo jubada hoosaba.