Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Monday, 6 May 2024

Hees Loo Sameeyey Ka Hortaga Is- Qarxinta Oo Ay Qaadayaan Dhaliyarada Waayaha Cusub

Friday - August 14, 2009

Dhallinyarada Waayaha Cusub Ayaa waxay sameeyeen hees ay kaga soo horjeedaan dadka is-Qarxiya ... Dhallinyaradaas oo Muddo 5 sano heesysey ayaa waxay sameeyeen hees ay ku fahamsiinayaan Bulshada Soomaaliyeed ineysan Is-qarxin .

Waa tana heesti Oo Qoran:

Naftaydaa Miyaan Ku qamaama
Qaxaraa qadqalaah Qomaameeyo
Ciil Badan Miyaan Uqubeeyaah
Naftaydaan.
 
Qarxiyo Ku qamaar Naftadana Qaxaare
Qarash aan ku siiyiyo Qaban qaabada Yeel
Qadh qadh wax abuurtiyo Rayidkaaba Uqubeeh
Aniguna Qiyaas maleh Sidaan Dolaar Kugu qubuh
 
Markaad Qaxar Isku shido Umadana Qiiqu Gaaro
Qalbigooda Wada Shidiid
Qiyaas maleh Qiyaas maleh Sidaan Dolar kugu qubuh
Qolatayna kama yara Intaad Qiyaas Ku ledahaay
Qaradahan Lacag dhigaay Qolad Banaan usameystaay
 Markaad raabtid aad ka Qaadan Qiyaas maleh qiyaas maleh
 
Sidaan Dolar Kugu Qubo
Qiyaas maleh qiyaas maleh
Sidaan Dolar Kugu Quboh.
 
Naftaydaa Miyaan Ku qamaara Qraxiyaa Holciyaa
Qlad aadmi Iga Galin Miyaan Uqisaasaah
Naftaaydaan.
 
Naftaydaa Miyaan Ku Qamaara Qarxiyaa Holciyaa
Qalad aadmi Iga gaalin Miyaan Uqisaasaah
Naftaaydaan.
 

Nin Caqli leh
 
Hadalkaaga Haay Qarin SHaraf iyo qiima maleh
Qurta inaan iska jaaro Misna qarash igu siisid
Caqligeeban kaga qoraa kaga qaataa Hadalkaaga
Qofse aana Danbi galin sidee Gawrac Ugu quuraa
Adiguba Qarax Arag naftadan ku qamaar
Qarxiyo Ku cayaar Qarashkana Jeebka gali
Qiima maleh Qiima maleh Sidaan Ciida kugu Quboh
Qurafaadka kama Helo Qof Qof dila waa ladilaa
Misna Qiilba uma haayo Umadaba In la qaalo
Qubuuraha Lagu daaro
Qiima ma leh Sidaan Ciida Kugu Quboh 
Qiima maleh Qiima maleh Sidaan Ciida Kugu
Quboh.
 
Nfataydaa Miyaan Ku qafiifaa Qadimaa Arxaana
Qarashaanaan Ani Cuniin Miyaan Uqafaalaa
Naftyaadaan.