Waa Shabakad U BAN BAXDAY WARAR SUGAN IYO RAAD RAACA TAARIIKHDA.
Monday, 29 April 2024

Ciid Mubaarak Meelkasta Oo Aad Ka Joogtaan Dunida

Saturday - September 19, 2009

Hambalyo, Hambalyo dawlada Saudi Arabia ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in maalinta Axada ee bisha Septermber 20-keeda ay noqon doonto maalintii ugu horaysay maalmaha Ciid Alfitriga waxaa sidoo kale ku dhawaaqay in maalinta Axada ay noqon doonto maalinta ugu horaysa ee maalmaha Ciida Alfitriga dawladaha, Masar, Imaraadka, Bahrain, Qatar iyo Dawlado kale.